Axmed Max’ed Sulaymaan

Waa macalin iyo aqoonyahaan wax ka dhiga Somalism akademi. Wuxuu qibrad u leeyahay afka Soomaaliga, kudhowaad 28 sano ayuu baariyey Afsoomaaliga asigoo ebyiyay:, isku-asalnimada afafka Soomaaliga iyo Carabiga, Naxwaha Afsoomaaliga ‘illaa 7 daabacadood’, midaeynta qoraalka Soomaaliga iyo turjumaadda iyo qoraalka ilaa 14 kitaab oo Afsoomaali ah. Qoraaga wuxuu hadda gacanta ku hayaa qaamuus ka kooban illaa 80,000 ee gelitaan leh, cilmi baaris etimoolijiyadda afka hooyo, manhajka kulliyad Afsoomaali ah iyo kutubta loo baahan yahay iyo qoraalka 6 buug oo kale. Qoraaga sidoo kale waa Madaxa Akademiyada Afka Soomaaliga ee Somalism.

It seems we can’t find what you’re looking for. Perhaps searching can help.

Scroll to Top