Maamulka Ganacsiga Caalamiga – Koorso
Koorsadaan waa koorso ka kooban illaa iyo 5 mawduuc oo balaaran. Koorsadaan waxay ku baxaysaa afka Soomaaliga si bulsha weynta Soomaaliyeed wax badan ugu fahmaan Maamulka Ganacsiga Caalamiga. Sidoo kale waxaad si hagar la’aan ah ugu baran doontaa xirfada maamulka iyo maareynta, heerarka ay u qeybsanto maamulka iyo maareynta, fahanka dhaqaalaha iyo isbedelada suuqyada dunidda, dhaqaalaha, suukh-yada, qaababka heshiisyada u dhaxeeyo wadamada iyo canshuur bixinta.
Haddii aad u baahan tahay in lagaa caawiyo sida aad u bilaabi karto koorsadaan fadlan nagala soo xariir WhatsApp: +47 973 750 59
3.4/5
Waxaad ku baran doontaa koorsadaan:-
- Hordhaca Maamulka Ganacsiga Caalamiga
- Mabaadii’da Maamulka & Maaraynta
- Ganacsiga Qaaska ah & Kuwa Dowladda
- Qaababka Aas-aasiga Ee Lahaanshaha Ganacsiga
- Doorka Yoolasha & Qorshe hoosaadyadu ay ku leeyihii Qorshaynta
- Islaamka iyo Maamul Wanaaga
- Qaababka heshiiska u dhaxeeyo wadamada iyo canshuur bixinta
- Sifooyinka laga rabo Yoolasha
- Sifooyinka Laga Rabo Maamulaha Wanaagsan
- Seddaxda Heerar ay u Qeybsanto Maamulka iyo Maareynta
- Culuumta Maamulka & Dhaqaalaha, Khayraadka
- Faqriga Haysta Wadamada Qaar ee Dunidda?
- Fahanka Dhaqaalaha iyo Isbedelka Suuqyada
- Horumarinta Fanka iyo Xirfadda Maamulka
- Sharaxaad guud iyo Gunaanadka Koorsada
Play Video
Price:$35
30-Day Money-Back Guarantee
This course includes
- No on-demand video
- 15 Qoraalo Dheedheer
- 50 Cashiro
- 24 Saac Wey Furantahay
- Ku Qaado Shahaado
Share course
Share on facebook
Share on google
Share on twitter
Share on linkedin