Blogs

Faallada Buugga Cun Rahaas ‘Eat That Frog’ – Brian Tracy

Buuggaan oo loogu magac daray ‘Eat That Frog waxaa qoray Brian Tracy. Sida sawirka kore kaaga muuqata ‘Cun Rahaas waa buug wax soo saar leh, oo si sahlan loo akhrin karo, waxaana ku jira istaraatiijiyado wax ku ool ah oo aad u sarreeya iyo xeelado wanaagsan oo qof kasta u baahan yahay. Buuggaan caanka ah …

Faallada Buugga Cun Rahaas ‘Eat That Frog’ – Brian Tracy Read More »

Qoraal Kooban oo Ku Saabsan Somalism

Somalism waa akademiyad waxbarasho Online ah oo aad waxwalbo ka barani karto adigoo jooga gurigaaga ama goobta shaqadaada. Akademiyadaani waxay u shaqeysaa qaabka waxbarashada ay bixiyaan jaamacadaha waaweyn ee ka jira dalalka horumar fiican ka gaaray nidaamka waxbarashada. Sidaas awgeed waxaan kuu suurta gelinay inaad qaab horumarsan wax ku barato. Balse su’aasha isweydiinta mudan ayaa …

Qoraal Kooban oo Ku Saabsan Somalism Read More »

Scroll to Top